Daawo Sawirada; Isbitaalka Kalkaal oo sameenaya Qaliino Casri ah iyo Daweynta Cuduro kala duwan

Isbitaalka Kalkaal speciality Hospital ayaa bilabay qaliimo iyo daweyn casri ah, waxaan yimid kana howl galaya dhaqaatiir u dhalatay dalka Hindiya oo ku taqasusay cudaro kala duwan. Dhaqaaiira timid Isbitaalka Kalkaal waxaa kamid ah Dr’ Ravish oo ku taqasusay Cudurada ku dhaca Kilyaha, kaadi mareynka iyo habtaranka raga, sida daweyn ta dhalma la’an raga qalinka … Continue reading Daawo Sawirada; Isbitaalka Kalkaal oo sameenaya Qaliino Casri ah iyo Daweynta Cuduro kala duwan